Ogeysiis Dhamaan Aqristayaasha Daafeet.com

0
34

ogay2Dhamaan aqristayaasha websidka Daafeet.Com waxaan idinku wargelineynaa  in isbuuca soo socda barnaamijkeenii Dadow Doodnoy aan ku wareysan doono Mudane Madoobe Nuunow oo ahaan jirey xildhibaan ka tirsanaa dowladii hore hadana ka mid ah Gudiga farsamada ee maamul u sameynta Koonfurta Somaliya.

Sidaas daraadeed waxaan jeclaan laheyn in qofkii doonaya inuu su,aal weydiiyo Madoobe Nuunow uu su,aalaha inoogu soo diro emailada kala ah comments@daafeet.com iyo ishabaydhaba@hotmail.com .

 

Daafeet.Com