Xoghayaha arimaha dibada e midowga Yurub oo sheegtey in xalada dalka so maliya soo hagaageyso

catherine_ashtonXog hayaha arimaha dibada ee midowga yurub katrin Ashiton oo la hadashay warbaahinta ayaa waxaa ay ka hadashay xaalada amaan ee soomaaliya.

Katrin ashinton waxaa ay sheegtay in xaalada amaan ee soomaaliya soo hagaageyso balse waxay ay hoosta ka xariiqday in wali ay Qatar ku yihiin ururka dagaalka kula jira ciidamada dowlada soomaaliya iyo ciidamada amison inay qatar ku yihiin xaalada amaan ee soomaaliya.

Xoghayaha arimaha dibada ee midowga yurub waxa ay sidoo kale sheegtay in xaalada amaan ee soomaliya ay soo hagaagtay waxaana ay sheegatay in hadii xaalada amaan ee soomaaliya ay wanagsanaato ay dan ugu jirto wadamada dariska la ah soomnaaliya iyo wadamada caalamka.

Si kastaba arintu ha ahaatee xaalada somaliya ayaan aheyn sidii hore oo maalinba malinta kasii dambeysa is bedeleysa balse waxaa weli loo baahan yahay in wax badan laga qabto si loo sugo guud ahaan amaanka dalka oo idil.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

igado Wasiirada arimaha dibada ee Igad oo maanta ku kulmey Adis-Ababa
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo ...
kenyan Kenya oo laga dalbadey iney dib u furto Diiwaan gelinta Qaxootiga
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday in ay dib u bilowday diiwaan gelinta ...
baritan Howlgalo lagu sugaayo Amanka oo beryahan ka socda Awdiinle
- May 24, 2013
Howgallo baaritaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda federaalka ...
sera Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.
- May 24, 2013
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn ...
bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...