Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo booqasho ku yimid Dalka Ingiriiska

xas londMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London.

Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wuxuu maalmihii tegay ku sugan Magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaasi oo uu kulamo kula lahaa madaxda sare ee Midowga Yurub oo madaxweynaha casuumaad u fidiyay, kuwaasi oo ay ka wada hadleen bogga cusub ee Soomaaliya u furmay iyo xiriirka labada dhinac iyo sida Midowga Yurub uu u taageeri karo Soomaaliya.

Madaxweynaha booqashadiisa ayaa ayaa waxaa ey kusoo beegmeysaa kadib markii ay dowladda Ingriiska casuumaad rasmi ah u fidisay.” Cilaaqeed-keenii jiray ayaan rabaa in-aan dib u soo celino” Madaxweynaha ayaa safarkiisa wuxuu kula kulmi doonaa R/Wasaaraha Ingriiska Mudane David Cameron iyo madax kale oo ka tirsan dalka Ingriiska .

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

fayow Dhegayso…Faayoow”Wafdiga Ingiriiska waxwalba waxay shardi uga dhigeen inaan Sedex gobol samayno”
- Aug 28, 2014
Faadumo Maxamed Xuseen(Faayoow) Wasiirka wasaarada Haweenka maamul goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxay maanta ka dhawaajisay ...
alhidaya Al Hidayah Academy Toronto, Canada
- Aug 27, 2014
Al-Hidayah Academy in Toronto is an Islamic Environment Education Centre, Where your children can ...
Madoobe-Nuunow Daawo: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Ka Digey Dhibaato Hor Leh oo Kasoo Socota Magalada baydhaba
- Aug 27, 2014
Madaxweynaa dowlad goboleedka koonfur oo u waramayey telfishinka universal ayaa waxaa uu warbixin ka ...
mahad Daawo:- Beenta uu lasoo Shir Tegey Taliyaha Ciidanka Boliska Baydhabo
- Aug 27, 2014
Bananbax malin ka hor ka dhacay magalada baydhaba oo ey ku dhinteen muwaadiyiin kasoo ...
10628390_715442591865739_269317352439442339_n Daawo..Safiirka dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo Baydhaba tagay
- Aug 27, 2014
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay danjiraha dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan ayaa ...