Afhayeenka ciidamada Amisom oo guulo ka sheegtey dagaaladii ka dhacay Beledweyne

cali adanAfhayeenka ciidamada AMISOM Cali Aadan Xumad oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dagaalka ka dhacay duleedka Magaalada Beladweyne ay guulo ka gaareen dhankooda.

Wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay ka dileen dagaalyahano gaaraya 20 oo ay masuuliyiin ku jiraan sida uu sheegay Afhayeenka ciidanka AMISOM.

Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in dhankooda uu hal askari kaga geeriyooday dagaalkaasi islamarkaana uusan jirin khasaaro kala oo soo gaaray ciidamada Jabuuti.

Afhayeenka Amisom Cali Adan Xumad ayaa ku celiyay baaqa ah in Shabaab dhalinyarada ku jira ay ka tanaasulaan falkaasi islamarkaana ay kusoo biiraan dhanka Dowladda Soomaaliya AMISOM ay soo dhaweynayso.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
xildhi Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
- May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...