Waa sidee xaalka Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

0
60

buurIyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay aad usoo badanayeen dhibaatooyinka loo gaysto dadka socotada ah ee ku safra wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxaa kaloo hadana jir in ilaa iyo hada ayan jirin cid xil iska saartay nabadaynta wadadan sida uu ku waramayo gudoomiyaha degmada Buurhakaba Cali Gatuun oo waraysi siiyay wariyeheena gobolka Baay Cali Maykal

Wareysi Gudoomiyaha buur hakaba cali garuun Buur hakada gudoon sax