daafeet.com
Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe oo sheegey iney Alshabab kala wareegi doonan Deeganka oo dhan
Cali Cismaan Ibraahin Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobalka Shabeelaha dhexe oo la hadlay warbaahin ayaa wuxuu sheegay in maalmaha soo socda ay la wareegayaan deeganada aysan iminka jo…