Xerada Barakayaasha BANTU ee degmada Ceelwaaq oo lasoo deristay xaalad nolol xumi

ceelwaaQoysas aad u faro badan oo  barakacayaal ah kuna sugan duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku dhuftay iyo kuwo kale oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Gobolka mudooyinkii ugu dambeeyey,
ayaa waxay ka cabanayaan inay haysato nolol xumo iyo daryeel la`aan, sida ay Warbaahinta  u sheegeen qaar ka mid ah dadka ku nool halkaasi.

 

Cabdi Aden oo ah Gudoomiyaha xerada barakacayaasha ee lagu magacaabo Bantu one ayaa Wadajir  u sheegay Dadkaasi Barakacayaasha ah oo tiradoodu  uu ku sheegay in ay u dhaxeyso 1000 ilaa 1200 qoys, waxyna isugu jiraan dadkii ay xooluhu ku dhaafeen abaarihi iyo dad kale oo ku barakacay dagaalada ayuu sheegay dhibaatada ay qabaan in ay ugu weyn tahay Cuno la,aan,Hoy la,aan,Nadaafad daro iyo Biyahii Ceelasha oo cirii galey,mana jiraan wax gargaar ah oo na soo gaarey mudo ka badan ilaa 6 bilood.

Halkan ka dhegayso warbixinta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

igado Wasiirada arimaha dibada ee Igad oo maanta ku kulmey Adis-Ababa
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo ...
kenyan Kenya oo laga dalbadey iney dib u furto Diiwaan gelinta Qaxootiga
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday in ay dib u bilowday diiwaan gelinta ...
baritan Howlgalo lagu sugaayo Amanka oo beryahan ka socda Awdiinle
- May 24, 2013
Howgallo baaritaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda federaalka ...
sera Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.
- May 24, 2013
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn ...
bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...