Sicir barar iyo Dagaalo ka jira gobolka Bakool

bakoolSida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Cabdulqaadir ayaa waxaa jira sare u kac baahsan oo dhanka quutuldaruuriga ah oo haatan ka jira gobolka Bakool iyadoo sare u kacaasina loo aanaynaayo dagaalada ka jira gobolka iyo weliba xarakada Shabaab oo iyadu gebi ahaanba go’doomisay gobolka.
Hadaba si aynu wax badan uga ogaano arimahan sicir bararka iyo dagaalada ka jira gobolka ayaa waxaan waraysanay Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed waxa uuna inoo sheegay inay ku jiraan qorshooyin ay magaalooyinka gobolka kaga saarayaan xarakada Shabaab.
Halkan ka dhegayso Waraysiga

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

photo 3 (1) Daawo…Sida looga ciiday magaalada Atlanta USA
- Jul 28, 2014
              Guud ahaan Muslimiinta ku nool magaalada Atlanta ee gobolka Georgia dalka Maraykanka ayaa sida ...
sporttigii Dhegayso….Samaynta Gudi uu yeesho Olympicada Gobolada K/Galbeed oo Qaban qaabadiisu ay ka socoto Magaalada Baydhabo
- Jul 28, 2014
              Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maalmahan dambe waxaa ka soconayey Qaban qaabada ...
juuuuuuuu Dhegayso..Kismaayo oo lagu wado dhowaan inuu ka furmo Shirweyne Dib u heshiisiin ah
- Jul 28, 2014
        Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in bisha Sebtembar ee ...
ciid m Ciid Wanaagsan Dhamaan Aqristayaasha Daafeet Media
- Jul 28, 2014
Dhamaan Bahda Daafeet Media waxaa ay halkaan Tahniyad ku aadan ciida ugu dirayaan dhamaan ...
cd Dhegayso…Waxgaradka gobalka Shabeelaha hoose oo dowlada ku eedeeyay inay qayb ka tahay dagaalka ka socda gobalka
- Jul 28, 2014
Sida uu ku waramayo wariyeheena Muqdisho MK waxaa maanta Ciidamada dowlada oo howlgalo ay ...