Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan “Jawaari”oo dib ugu soo laabtay Adis-Ababa

kulaWafdigii Baarlamaaniga ahaa ee uu hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo mudo laba maalmood ah booqasho ku joogay Maamulka Dowlad Deegaameedka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Adis-Ababa caasimada Dowlada Fedraalka Itoobiya
Wafdigan gudoomiyaha oo mudadii uu joogay gobolka booqday Jaamacada Jigjiga,Kuliyadaha iyo Meles-zenawi Referal Hospital,Xarumaha Dowlad Deegaanka iyo goobo kale.
Wafdiga inta aanu ka soo kicitimin magaalada Jigjiga ayaa waxaa shir Jaraa’id saxaafada u qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan “Jawaari”
Halkan ka dhagayso shirkiisii Jaraa’id

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Jawaari-jigjiga3

Jawaari-jigjiga4


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

igado Wasiirada arimaha dibada ee Igad oo maanta ku kulmey Adis-Ababa
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo ...
kenyan Kenya oo laga dalbadey iney dib u furto Diiwaan gelinta Qaxootiga
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday in ay dib u bilowday diiwaan gelinta ...
baritan Howlgalo lagu sugaayo Amanka oo beryahan ka socda Awdiinle
- May 24, 2013
Howgallo baaritaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda federaalka ...
sera Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.
- May 24, 2013
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn ...
bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...