Ciidamada Amisom ee Gobolka Hiiran oo hishiisiiyey beelo halkaasi ku dagaaley

jabutiCiidamada AMISOM ee Gobalka Hiiraan ayaasheegey inay heshiisiiyeen beelo walaalo ah oo wada daga deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan.

Sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha ugu sareeya ciidamada Jabuuti ee Gobalka Hiiraan Cusmaan Dubad beelahaan ayaa muddo colaad ay ka dhaxeysay kuwaasi oo kuwada nool Gobalka Hiiraan.

Taliye Dubad ayaa sheegay inay ciidamada AMISOM u suura gashay inay beel beel u wada fadhiisiyaan dhamaan beelaha wadaga Gobalka Hiiraan oo ay ay ku heshiiyeen fadhi loowada dhan yahay.

Sidoo kale Korneyl Dubad ayaa shaaca ka qaaday in beelaha ay heshiisiiyeen ay gaarayaan ilaa 14-beelo oo dhamaan wadaga Gobalka Hiiraan deeganada ka tirsan.

Cusmaan Dubad Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in sidoo kale ay xaliyeen khilaaf udhaxeeyay maamulka Dowladda ee Gobalka Hiiraan dhamaan wax walibana si wanaagsan guulo looga gaaray.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

somali Somalia to take over control of airspace by year end
- May 20, 2013
Somalia is preparing to take over the control of its airspace from the International ...
wadajiro Wararka Wadajirradio Atlanta.
- May 20, 2013
---Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya ...
kis Warbixin dhab ka hadal ah..Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa.
- May 20, 2013
Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa. Halkan ...
xil Xildhibaano kala ujeedo ah balse ku midaysan ridida Saacid.
- May 20, 2013
Xildhibaano aanan isku dan aheyn oo ka tirsan barlamanka Soomaaliya ayaa isku fakir ka ...
askar Dagaal ka dhacay Faafax-dhuun iyo mushaaraad la qeybiyey askarta Dowlada.
- May 20, 2013
Dagaal xoogan oo la isku adeegsadey Hubka noocyadiisa kale gedisan ayaa fiidnimadii xaley waxaa ...