Wasiirka Wasarada Adeega iyo arimaha Bulshada Maryan Qasin oo sheegtey in waxbarashada ey xooga saari doonto

maryan qasimWasiirka Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Dr Maryan Qaasim ayaa sheegtay in hadii dhalinyarada Soomaaliyeed si wanaagsan loo baro qiimaha ay leedahay waxbarashada kadib uu imaanayo ammaanka.

Waxa ay sheegtay wasiirka in waxbarashada ay tahay muhiimada koowaad balse aysan wanaagsaneyn in lagu mashquulo ciidan nabadsugida iyo amni intaba.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ayeey sheegtay inay u baahan yihiin waxbarasho wanaagsan si ay u fahmaan ammaanka iyo kala dambeynta waxa ay tahay balse aysan muhiimad laheyn in marka hore lagu deg dego ammaan iyadoo dhalinyarada fekerka qaldan laga saarin.

Si kastaba arintu ha ahaatee arintan ey ka dhawaajisey wasiirada ayaa ah arin loo baahan yahay in la dardar geliyo maadaama dhalintii ku barbaartey dagaalada sokeeye eysan heysan waxbarasho.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

pir Burcad badeed aad u tiro badan oo ku xiran xabsiga Jaziirada Shiishalis
- May 19, 2013
Warbixin ay ka diyaarisay BBC-da ayaa lagu sheegay in ka badan 1000 dhalinyaro oo ...
Wafdi gad Wafiga ka socda Igad oo shirar goni goni ah la yeelanayo siyasiyiinta Jubooyinka
- May 19, 2013
Wafdigii ka socday urur goboleedka IGAD ee shalay soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulamo ...
australia SHIR LOOGA SOO HORJEEDO DHISMAHA DOWLAD KU SHEEGA JUBALAND
- May 19, 2013
Waxaa magaaladda Melbourne, Australia lagu qabtay shir oo ka soo qayb galeen guddiga maamulka ...
phone Qurbo joogta Digil oo ka jawaabtey gudiga uu sameeyey Shariif Maxamed
- May 18, 2013
Shaley gelinkii dambe aya qadka telfoonka waxaa kula ku yeeshey odayaal iyo indheer garad ...
odoyaal dm Odayaal iyo xildhibaano kasoo jeeda Gobolada koonfurta somaliya oo booqdey xerooyinka barakacayasha
- May 18, 2013
Odayaal, Suldaano iyo xildhibaano kazoo jeeda Gobolada koofurta somaliya ayaa booqdey xerooyinka barakacayasha ayagoo ...