Wasiirka howlaha Guud iyo Dekeda ee dalka Somaliya oo gaarey Dalka Sudan

kalimowWafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Howlaha guud iyo Dakeddaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Muxudiin Xasan Kaalmooy ayaa waxa kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah Safiirka Safaarada Soomaalida ee Dalka Sudan u fadhiya Mudane: Maxamed C/laahi Ugaas Faarax iyo Madax ka socotay Wasaaradda Howlaha Guud ee Dalka Sudan.

Wasiirka Howlaha guud iyo Dakeddaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Muxudiin Xasan Kaalmooy oo Saxaafada kula hadlay garoonka Diyaarada ee Khartoum ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin imaashiyaha uu yimid Dalka Sudan oo uu ku tilmaamay in uu yahay Dalkoodii labaad.

waxaa uu intaas Wasiirku ku daray in uu Sudan ku yimid Marti qaad Rasmi ah oo uu ka helay Dhigiisa Dalka Sudan.

Wafdigan ayaa lagu wadaa in uu Dalka Sudan joogo muddo Laba Cisho ah ayna kulama la qaadan doonan Madax sare oo ka Tirsan Dowladda Sudan.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
xildhi Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
- May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...