98

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Alshabab oo xaley ku dagalamey deegaanka Janaale

dagalCiidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Alshabab aya xaley ku dagalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose, Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.

Dagaalkan ayaa qarxay markii xoogaga taabacsan Al-shabaab ay weerareen ciidammada isbahaysanaya ee toddobaadkan la wareegay deegaannadaas, waxaana dagaalkan uu socday muddo saacad ka badan.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa billaabey howgallo ay ku raadinayaan kooxihii weerarka ku soo qaaday, iyagoo qabqabtay dad badan oo deegaanka ah.

Saraakiil u kala hadlay dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalkii xalay ka dhacay deegaanka Janaale, iyagoo dhinac walba uu sheegtay inuu dagaalkaas guulo ka gaaray.

Daafeet.Com


<


daafeet.com Kala Soco Warar Xaqiiqo Ah Email:comments@daafeet.com Email:webmaster@daafeet.com

daafeet.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fadlan Riix hoose hadaad tahay ilbax

WARARKII KU DHAAFAY

cumar Dhegeyso Reysulwasaaraha Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Doorashooyinka 2016 iyo 2020
- Jul 28, 2016
R/wasaaraha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu sheegay in sharciga ...
xildhibaan Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Dib u Dhaca Ku Yimid Dorashoyinka 2016
- Jul 28, 2016
Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji Xasan oo ka tirsan xildhibaanada dowlada federaalka oo la hadley ...
amin-camir Daawo sawir uu Amiin Ka Sameeyey Tartankii Cayaaraha Kubada Cagta ee Loo Qabtey Maamul Goboleedyada
- Jul 28, 2016
Waxaa kol dhaweyd magalada muqdisho lagu soo gaba gabeeyey tartanka kubada cagta ee maamul ...
siidii Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose oo sharcigii ka dhacay sharci darana ku shaqeeya
- Jul 28, 2016
Sida ku cad wareegtadii uu Shariif Dulaal ku magacaabay Gudoomiye ku sheega gobolka Shabeelaha ...
hariin Saraakiil Booliis oo kasoo Jeeda Shabeelaha Hoose oo Maamulka Shariif Baydhabo si Xun ugu Bahdilay.
- Jul 27, 2016
Maamulka Shariif Xasan ee ka arimiya magaalada Baydhabo ayaa waxa uu bahdalaad aan lasoo ...
qaxoti Hey’ada Qaxootiga u Qaabilsan UNHCR oo Lacago Lagu Celiyo Somalida Ku JIra Xeryaha Dhadhaab Codsadey
- Jul 27, 2016
Qaramada Midoobey gaar ahaan hey'ada qaxootiga u qaabilsan ee UNHCR ayaa codsatay lacago dheeraad ...
alshabab Alshabab oo Sheegtey In Ismidaamintii Shaley uu Sameeyey Ex Xildhibaan Saalax Badbaado
- Jul 27, 2016
Al-shabaab ayaa sheegtay in Saalax Badbaado oo horay u ahaa Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaankii ...
dalxa Dhegeyso Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Gudomiye Jawaari Ku Eedeeyey Kulan La,aanka Ka Jirta Baarlamaanka
- Jul 26, 2016
Mudo Ka Badan Bil waxaan Jirin wax Kulamo ah oo ay leeyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka ...
qarax Qarax aad u Weyn oo Maanta Ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan cade
- Jul 26, 2016
Qarax aad u weyn ayaa Goor-dhaw ka dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee ...
awdheegle Dhegayso…Degmada Aw-dheegle oo dagaal ka dhacay.
- Jul 26, 2016
          Wararka ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in gabal dhicii(maqribnimadii) ...