Dad lagu laayey Masaajid ku yaala Magalada Libooye

dilUgu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay weerar dabley hubaysan ay ku qaadday dad ku tukanayay masaajid ku yaalla deegaanka Libooye ee ku yaalla soohdinta u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.

Weerarka oo dhacay waqtiga salaaddii subaxnimo ee saaka ayaa ka dhacay deegaanka Malele oo ku dhowaad 25 km u jira xeryaha qaxootiga Dadaab.

Dad goob-joogayaal ah ayaa booliska Kenya u sheegay inay weerarka gaysteen siddeed nin oo ku hubaysnaa qoryaha AK47.

Booliska waxay xaqiijiyeen dhimashada dadka oo isugu jira shan nin iyo labo dumar ah. Ragga ayaa lagu dhex dilay masaajidka halka labada haween lagu toogtay dibadda masaajidka.

Weli lama garanayo sababta ka dambeysa weerarka iyo haddii uu xiriir la leeyahay argagaxisannimo ama aano-qabiil.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

pir Burcad badeed aad u tiro badan oo ku xiran xabsiga Jaziirada Shiishalis
- May 19, 2013
Warbixin ay ka diyaarisay BBC-da ayaa lagu sheegay in ka badan 1000 dhalinyaro oo ...
Wafdi gad Wafiga ka socda Igad oo shirar goni goni ah la yeelanayo siyasiyiinta Jubooyinka
- May 19, 2013
Wafdigii ka socday urur goboleedka IGAD ee shalay soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulamo ...
australia SHIR LOOGA SOO HORJEEDO DHISMAHA DOWLAD KU SHEEGA JUBALAND
- May 19, 2013
Waxaa magaaladda Melbourne, Australia lagu qabtay shir oo ka soo qayb galeen guddiga maamulka ...
phone Qurbo joogta Digil oo ka jawaabtey gudiga uu sameeyey Shariif Maxamed
- May 18, 2013
Shaley gelinkii dambe aya qadka telfoonka waxaa kula ku yeeshey odayaal iyo indheer garad ...
odoyaal dm Odayaal iyo xildhibaano kasoo jeeda Gobolada koonfurta somaliya oo booqdey xerooyinka barakacayasha
- May 18, 2013
Odayaal, Suldaano iyo xildhibaano kazoo jeeda Gobolada koofurta somaliya ayaa booqdey xerooyinka barakacayasha ayagoo ...