98

Hay,ada UNCHR oo ku boorisey dowlada Holland in eysan somalida dib u celin eysan ku sameyn

unhcrDowlada Holland ayaa lagu amray inaysan dib Soomaalida dalkaasi ku sugan aysan ugu soo celin meel ka mid ah koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya oo Muqdisho ayku jirto ilaa amaanka magaalooyinka dalka Soomaaliya uu ka wanaagsanaanayo.

Hayada qaxootiga qaramada midoobay UNCHR ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay in dowlada Hollanday qorsheynayso inay dib usoo celiso dad magalyo ahaan u tagay dalkaasi,laakiin loo baahan yahay inay ka fiirsato celinta Soomaalidaasi.

“Dowlada Holland waa inaysan go’aansan soo daabulida dadka Soomaaliyeed koofur iyo bartamaha Soomaaliya ilaa Qaramada Midoobay ay ku wargelinayaan wanaagsanaanta xaalada amaanka” sidaasi waxaa yiri Gerry Simpson oo ka mid ah madaxda sare ee UNCHR.

“halka amaanka qeybo kamid ah Muqdisho uu wanaagsan yahay kama dhigna in gobolada dalka ay sidaasi oo wali weeraro rayid lala eegta ayaa jira”ayuu hadalkiisa kusii daray.

 

Daafeet.Com


<


daafeet.com Kala Soco Warar Xaqiiqo Ah Email:comments@daafeet.com Email:webmaster@daafeet.com

daafeet.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fadlan Riix hoose hadaad tahay ilbax

WARARKII KU DHAAFAY

puntland Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Maamul Goboleed Puntland oo Sheegey In La Adkeyn Doono Amaanka
- Apr 29, 2016
Taliyaha boliiska maamulka goboleedka Puntland C/risaaq Afgaduud asagoo la hadlaya warbaahinta ayaa waxaa uu ...
Amin camir Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xaalka uu Ku Suguan Dalka iyo Waxa Uu u Baahan Yahay Si Loo Samata Bixiyo
- Apr 29, 2016
Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo bandhigey cuduerka heysta dalka somaliya iyo ...
malaaq-deerow Dhegeyso:-Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Deerow oo Ka Munaafuqeeyey Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabeelaha Hoose
- Apr 28, 2016
Afhayeenka beelaha koonfur galbeed ee somliya Malaaq Deerow Yaquub ayaa maanta wareysi uu siiyey idaacada ...
warabe Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe oo Ku Baaqey In Wadahadalada La Hakiyo Intuu Xasan Sheekh Ka Baxaayo
- Apr 28, 2016
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la joojiyo ...
shabelaha hose Dhegeyso:Shariif Xasan oo Kacdoonka Gobolka Shabeelaha Hoose Ku Tilmaamey Iney Alshabab ka Dambeyso.
- Apr 28, 2016
Waxaa maanta magalada baydhabo soo gaarey madaxweynaha maamulka rimey gacmeedka ah koonfur galbeed ee ...
odey biyamaal Daawo Beesha Biyamaal oo Been Abuur Ku Tilmaantey Hadal Dhawaan kasoo Yeerey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose
- Apr 27, 2016
Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Najax ayaa kol dhaweyd safar uu ku tegey degmooyin ...
webi Dhegeyso:-Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe
- Apr 27, 2016
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ka ...
dhaayoow Dhegeyso:-Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo Ka Hadlaaya Dilkii uu Xaley Ka Badbaadey
- Apr 27, 2016
Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka tirsanaa xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayaa xaley lagu ...
amisom1 Ergeyga Midowga Yurub oo Ka hadley Sababta Loo Dhimey Mishaarka Ciidamada Amisom ee Ka Howlgala Somaliya
- Apr 27, 2016
Ergayga Ururka Midowga Yurub ee Arrimaha Somalia Michele Cervone D’Urso, ayaa ka hadlay sababaha ...
dil Ganacsade lagu dilay Dharkeenleey.
- Apr 26, 2016
          Waxaa saaka Xaafada Ceeldheere degmada Dharkeenleey gobolka Banaadir lagu dilay nin ganacsade ka ahaa ...