admin

13734 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha oo kulan deg deg ah la qaatey saraakiisha ciidamada qalabka sida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir deg-deg ah madaxtooyada kula qaatey saraakiisha ugu sarreysa ciidamada. Madaxweynaha ayaa saraakiisha ciidanka ka dhageystay...

Alshabab oo xaley weerar kusoo qaadey deegaanka ceelasha biyaha

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay kooxda Al-shabaab ku qaaday fariisimo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa NISA ku leeyihiin deegaanka...

Madaxweynaha oo kulan la qaatey Reysulwasaarihii hore Cabdi farax shirdoon

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon. War qoraal ah oo laga soo saaray Villa...

Cali Jeyte oo soo jeediyey in caruurta iyo haweenka alshabab laga musaafuriyo magalada

Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa soo jeediyay in caruurta ay dhaleen maleeshiyaadka Al-shabaab iyo haweenkooda loo masaafuriyo deegaanada...

Degmada jowhar oo laga dareemayo xaalad dagaal

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulka HirShabelle, kadib markii...

Breaking

Ciidamada macawisleyda oo xaley weerar ku qaadey deegaanka abooreey

Warar cusub ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay...

Midowga yurub oo sheegey in mustaqbalka somaliya aanu ku xirnaan karin deeqaha reer yurub oo keliya

Midowga Yurub oo muddo dheer ka mid ahaa maalgeliyeyaasha...

Ciidamo macawisleey ah oo weerarku qaadey deegaano ay ku sugan yihiin alshabab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo...

Howlgalo ka dhacay deegaano hoostaga gobolka jubada oo lagu diley xubno ka tirsan alshabab

Wararka aynu ka heleyno Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya...
spot_imgspot_img