Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo ka warbixiyey bananbixii shaley ka dhacay Degmada Marka

Gudoomiyaha degmada marka ee dawlada fedaraalka soomaaliya Maxamed cusmaan yariisow oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa ka warbixiyey bananbixi shaley ka dhacay gobolka shabeelaha hoose. Banaabixi...

Dhegayso..Hogaamiyaha Raaskambooni oo sheegey inuusan ka qeyb galeynin shirka lagu wado in lagu qabto Muqdisho

Hoggaamiyaha maamulka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka dib...

Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Laba Dooni saaran cadeyn waayeyna mowqifkiisa ku aadan Maamulka ey ka tirsan tahay shabeelaha hoose

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa ku eedeeyey Dawlada inay hor taagan tahay maamul u sameynta gobolka kheyraadka...

Dhegeyso: warbixin ku saabsan weerarkii Alshabab loo geystey ee ka dhacay Degmada Baraawe

Weerar ay geysteen ciidamo ajnebi ah oo aan ilaa iyo hadda haybtooda la aqoonsan, ayaa goor hore oo saaka ah ka dhacay degmada Baraawe...

Dhegayso…Prof Cali Macow "Caasimada KoonfurGalbeed iyo Madaxweynahaba hala siiyo beelaha Digil"

Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayna ka mid ahaayeen Wasiirada wasaaradaha Ganacsiga ,Howlaha guud iyo Dekadaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img