Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Malaaq Yacquub oo sheegey in meel fiican ey mareyso howlaha Maalmul u sameynta Koonfur Galbeed Somaliya

Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deerow oo ah afhayeenka odayaasha digil iyo mirifle oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in kulankii ugu socday magaalada baydhabo...

Dhegeyso:- In ka badan 82 Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku naf waayey xaabaha Dalka Talyaaniga

Tiro lagu qiyaasey 82 ruux oo tahriibayaal African ah ayaa ku naf waayay xeebaha dalka Talyaaniga kadib markii ay la degtay doonidii la socdeeen...

Dhegeyso:- Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo kulan looga hadlayo amaanka ku qabtey Degmada Afgooye

Maamulka Gobolka shabeelaha hoose ayaa shaley gelinkii dambe waxaa ey kulan ku yeesheen Degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose kulankaas oo looga hadlayey amaanka gobolka...

Dhegeyso:- Malaaq ka tirsan beelaha Digil iyo Mirifle oo Baaq u direy Maamulka Puntland

Malaaq San-weyne Cali oo ka mid ah malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa baaq nabadeed u direy Maamulka Puntlanlad oo ku aadan inay dib usoo...

Dhegayso..Beelaha Direed oo taageeray shirka Baydhabo kana biyo diiday shirka Muqdisho.

Salaadiinta Beelaha Direed gaar ahaan kuwa dega Koonfurta Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay gudi loo sameeyay taabagelinta shirka Jubooyinka oo muqdisho ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img