Ciidanka Jabuuti oo tababar ugu soo gabagabeeyey Magalada Beledweyne kooxo la qarameeyey

0
32

jabutiSaraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Maleeshiyo beeleedyo ku sugnaa Magaaladaasi tabar loo sameeyay islamarkaana lagu daray Ciidamada dowladda Soomalia.

Taliyaha Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay in Ciidamadaasi la qarameeyay meeleeshiyaadka ahaa islamarkaana lagu biiriyay cidiamada dowladda.

Si kastaba arintu ha ahaatee ciidamada la qarameynayo ayaa waxaa ey ka socotaa guud ahaan dalka somaliya taasoo ey sababtey in laga kaaftoomi waayey in la qarameeyo maleeshiyaadii horey u joogey degmooyinka iyo gobolada qaarkood.

Daafeet.Com