Daawo Abwaan Iidoow oo Dacwo Ka Ah Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

0
21

Abwaan iidoow ayaa videogan waxaa uu dacwo ugu gudbinayaa dhamaan masuuliyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ama ha mid ahaadaan kuwa ku jira dowlada federaalka somaliya ama kuwa maamul goboleedka uu hogaamiyaha ka yahay shariif xasan, Abwaanka ayaa waxaa uu ka hadayaa dhibaatooyinka laxaadka leh ee ka taagan gobolkada koonfur galbeed iyo ficil la,aanta heysata kuwa sheegtey iney matalaan dadka ka soo jeeda deegaanadaas.