Daawo Barnaamijkii Intee Iin Jeedne oo Ay Fooda isku dareen Laba Aqoonyahan oo Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

0
39

Barnaajimdkii intee iin jeedne oo ay iska kaashanayeen warbaahinta Ishabaydhaba, Daafeet Media iyo Wadajir ayaa isbuucan waxaa marki ku ahaa laba aqoon yahan oo kasoo jeeda koonfur galbeed ayagoo ku kala aragti duwanaa jahada ay ku socoto koonfur galbeed, Barnaamijkii oo dhan waakan ee nala daawada.