Daawo Kala Yaaca Maanta ka Dhacay Suuqa Degmada Afgooye Ka Dib Kolkii Ay Alshabab Magalada Soo Gashey

0
42

afgoye4tii galabnimo kolkey aheyd sacada geeska africa ayaa waxaa degmada afgooye maanta ka dhacay dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab dagaalkaasi oo geystey qasaaro badan bal nala daawada xiligii uu bilaabanayey dagaal iyo waxa ka dhacay suuqa degmada afgooye.