Daawo Wajigii Koowaad ee Dhismaha Cisbitaalka Aw Cusmaan oo lasoo Gabagabeyn Doono Kol Dhow

0
20

Waxaa kol dhow lasoo gaba gabeyn doonaa haduu alaha awooda leh idmo wejigii koowaad ee dhismaha cisbitaalka deegaanka aw cusmaan ee degmada wanle weyn oo dhismihii kol dhow ka bilowdey halkaas.