Daawo Aljazeera oo Wareysi Lasoo Yeelatey Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama Ayeydiis oo Joogta Dalka Kenya

0
20

Madaxweynaha dalka mareykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqasho ku tago dalka kenya, Aljazeera ayaa waxaa ay booqasho hordhac ah ku sameysey halka ay kenya ka degen tahay Barack Obama ayeydiis kadibna wareysi la yeeshey bal nala daawada habka uu u dhacay wareysigan.