Daawo Ciidamada Amisom oo Lagu Eedeeyey Ineysan Wax Magdhow ah ka Bixin Dadka Ay Sida gardarada Ugu Disho Somaliya

0
34

Ciidamada Midowga Afrika ee ka hawl gala dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay inaysan kabixin wax magdhow ah dadka shacabka ah oo ay sida qaladka ah ugu dilaan dalka Soomaaliya marar badan ayay maxkamadda gobolka Ciidamada ururka Midowga Afrika ee Amisom ku xukunta inay magdhaw ka bixiyaan dadka ay siyaabooyinka kala duwan ay ugu dilaan dalka Soomaaliya.

Telefishinka aljazeera oo u kuur galey arimahaas ayaa waxaa ay kasoodiyaariyeen warbixin ku saabsan eedentaas ayagoo wareyso la yeeshey qaar ka mid ah dadkii ay dhibatada u geysteen.