Dhegayso…Deeqdii raashin ee Dowlada Turkiga ugu deeqday Gobolka Gedo iyo Degmada Afgooye oo la dhacay.

0
55

deeqdii turkiga

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa maanta mar aan wareysi la yeelanay inoo xaqiijiyay in Macaawinadii Raashin ee Shacabka Turkiga ugu talagaleen ummadda Soomaaliyeed qaybtii kaga soo hagaagtay gobolka Gedo uu Maamulka Axmed Madoobe ku bililiqaystay gudaha magaalada Kismaay.

Halka deeqdii Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoosena ay dheceen gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose iyo kan degmada Afgooye.

Halkan ka dhegaysoTodobaadkii tagay iyo Soomaaliya