Dhegayso…Doorashada oo dib loo dhigay maxay ka dhigantahay!

0
35

calankii

 

 

 

 

 

 

Iyadoo ku dhowaad Sanad ay siyaasiyiinta Soomaaliyeed shaki badan ka muujinayeen qabsoomida Doorasho ka dhacda dalka sanadkan 2016 ayaa waxaa hadana dhanka kale jiray codad kaa ka gedisan oo ay madaxda hada xilka haysa ka soo yeerayey sheegayayna in ay Doorashadu dhici doonto wakhtigeeda…..Hadaba Doorashada oo dib loo dhigay maxay ka dhigantahay!

Doorashada