Dhegayso..Maamulka K/G oo Beesha Geledi u diiday Hanbadii deeqda raashinka ahayd ee shacabka Turkiga ugu deeqeen Degmadooda.

0
40

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in raashinkii shacabka Turkiga u soo direen ummadda Soomaaliyeed qaybtii kaga soo aaday Shacabka degmada Afgooye 80% ay dheceen madaxda maamulka KoonfurGalbeed si gaar ah Gudoomiyaha Gobolka iyo Kan degmada Afgooye iyo Horjoogayaasha Mooryaanta Dowlada fedraalka Soomaaliya ee Xooga ku haysta degmada halka (Abgaal,HabarGidir iyo Murursade)20%kiiba soo hartayna la sheegayo in loo qaybin doono Xaasaska iyo Caruurta kooxaha Duulaanka iyo Mooryaantooda.

Goobjoogayaal ku sugan degmada afgooye oo inoo waramey ayaa sheegay in dadka kasoo jeeda beelaha Geledi iyo Wacdaan gebi ahaanba loo diiday in wax laga siiyo Kaarar la sheegay in cuntada intii la dhacay ma ahee inta kale lagu bixin doono.

“Waxaan ku sugnaa goobta la filayay in cuntada naloogu qaybiyo waxaana si cad naloo yiri halkan Geledi iyo AayTiro wax uma yaal ee CabdiQani u doonta” taasi oo fajac nagu noqotay.

Halkan ka dhegaysoDegmada Afgooye

afgoye1 (2)

afgoye1 (1)