Dhegayso…Wararka wadajirradio Atlanta

0
43

calaamada

 

 

 

—-Ciidamo ka tirsan Dowlada soomaaliya oo Qarax lala beegsaday Isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
—-Masuuliyiinta Punland oo ka hadlay qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay Waqooyiga gaalkacyo gobolka Mudug.
—Goobjooge ka hadlay Qaraxa Gaalkacyo iyo Dhibtii uu gaystay xili masuuliyiinta puntland ku guul dareysteen.
—Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi(Carabeey) oo Cambaareeyay Qaraxa waqooyiga gaalkacyo
—Taliye-Kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase oo ka hadlay dagaal ka dhacay inta u dhexeysa Baydhabo iyo goofgaduud
—-Gudoomiyaha deegaanka Goofgaduud Axmed Aadan Maxamed oo ka waramay xaalada deegaanka ka dib dagaalo ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.

Dhegayso…Wararka wadajirradio atlanta