Dhegeyso Mid ka Mid Ah Ugaasyada Degaanada Koonfur Galbeed oo Eed Usoo Jeediyey Amisom

0
31

Ugaas Saciid Sheekh Maxamed oo ka mid ah Ugaasyada Degaanada koonfur Galbeed soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidama amisom iyo kuwa shaaganayo iney ka tirsan yihiin dowlada ay isaga bexeen Goof gaduud, Tiyeegloow iyo Rag dhuure.

Ugaaska ayaa eed usoo jeediyey ciidamada amisom iyo kuwa kalaba ka bixitaanka ay ka bexeen deegaanadaas ayagoo shacabka deegaanadaas maanta ay galeen barak aad u baahsan.

Ugaas-Siciid-Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

ugaas-siciid-sheekh-mobil