Dhegeyso:Shariif Xasan oo Sheegey In Xubinihii Aqalka Sare Ka Mid Noqon lahaa uu Mar Hore Diyaarsadey

0
32

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay diyaariyeen xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare.

Shariif Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan xubnaha ay diyaariyeen mudada labada maalmood gudahooda ee ay qabteen Guddiga Doorashooyinka.

shariif-xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

shariif-xasan-mobil