Daafeet
Daafeet
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Arrimaha Xuruyatul-Qowlka
						<description>Daafeet.com(Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka. </description>
Ganacsato ku dagaalantey suuqa khudaarta ee waqooyiga gaalkacyo
						<description>Ku dhowaad toban ruux ayaa ku dhaawacantay iska hor-imaad saaka dhexmaray ganacsatada khudaarta ku iibiya waqooyiga Gaalkacyo, kaddib markii ay ku murmeen lahaanshiyaha dhulka suuqa.Dadka </description>
Turkish Airline oo rakaabkii ey u sidey muqdisho dib ugu celisey istambuul
						<description>Turkish Airlines oo rakaab u waday Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay magaalada Istanbuul kaddib markii ay ku degi waday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.Warar kala duwan </description>
Wafdi uu hogaaminaayo shariif xasan oo maanta gaarey magalada beydhabo
						<description>Wafdi uu hogaaminaayo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa taliyaha ciidamada booliiska </description>
Qarax ka dhacay xerada dhagaxleey ee gobalka NFD
						<description>Daafeet.com(Muqdisho)Sida ay sheegayaan wararka ka imaanayo xerada Dhagaxleey ee Gobalka NFD qarax ayaa halkaasi ka dhacay kaasi oo lala eegtay gaari ciidamada Booliiska  ay wateen oo ku sugnaa xerada dhexdeeda.</description>
Maamulka Gobalka Banaadir oo magacaabay afhayeenka gobalka 
Daafeet.com(Muqdisho) Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu magacaabay afhayeenka Maamulka gobolka banadir.
Deg Deg: Dagaal udhaxeeya ciidamo ka tirsan dowlada oo hada ka socda Muqdisho
						<description>Daafeet.com(MuqdishoDagaalkan ayaa waxa uu dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya gaar ahaan kuwa B.S. iyo booliiska waxaan hada uu ka socdaa nawaaxiga iskuulka Maxamuud Xarbi ee Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho.</description>
Qarax ka Dhacay Mombasa
						<description>Daafeet.com(Muqdisho) Sida ay sheegayaan Pooliska dalka Kenya qaraxyo xalay lagu weeraray goob caweys ah oo ku taallo magaala xeebeedka dalka Kenya waxa ku dhintay ugu yaraan hal qof , shan kalena waa ay ku dhaawacmeyn.</description>
Saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliye ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya oo sheegay in ay ku wajahan yihiin Magaalooyinka Bardheere iyo Kismaayo
						<description>Daafeet.com(Muqdisho) Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan gobaladda Jubooyinka ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo sidoo kale kuwa Kenya oo iskaashanaya ay ku wajahan yihiin magaalooyinka Bardheere iyo Kismaayo.</description>
Madaxweyne Shariif oo faahfaahin ka bixiyay shir uu kaga qeyb galay dalka Maraykanka
Daafeet.com(Muqdisho)Madaxweynah dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay qodobadii looga hadlay shir uu kaga qeyb galay magaalada New York ee dalkaasi Maraykanka kaddib shir.jaraa,id uu ku qabtay dalkaasi.
<description>Daafeet</description>