Somali Radio
Somali Linkz
General
Maddaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo kula kulmey magalada muqdisho Augostine Mahiga
Madaxweynaha dowladda FKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan aan horey loo shaacin Muqdisho waxaa uu kula qaatay Masuulka Qaramada Midoobay u qaabilsan
Kulan looga hadlaayo arimaha somaliya oo ey isugu imanayaan madaxda igad
Waxaa beryahan socdey dhaqdhaqaayo ay wadeen saraakiisha amaanka ee IGAD ay ku taageerayaan DKMG Somalia ayaa hadna waxaa soconayo kulamo xasaasi ah oo ay yeelanayaan ...Ciidanka dowlada oo dad kusoo qabqabtey degmada wadajir
Gudoobiyaha degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa iyo sadax Nin iyo gaari ay saarnaayeen ...Wasiirka Dastuurka Madoobe Nuunow oo ka hadley dasuurka cusub
Wasiirka Dastuurka & Arimaha Federaalka ee Soomaaliya Madoobe Nuunow oo kamid ah gudi in mudo ah ku mashquulsanaa samaynta dastuur cusub oo uu dalka Soomaaliya ...Maddaxweynaha maamul goboleedka puntland C/raxman Faroole oo boqasho ku tegey itoobiya
Maddaxweynaha maamul goboleedka puntland C/raxman Faroole ayaa booqasho ku tegey dalka itoobiya, halkaasi oo kulan ku saabsan amaanka kula qaatay madax kala duwan oo ka ...Alshabab iyo DFKMG oo guulo ka kala sheegtey dagaalo ka dhacay waqooyiga muqdisho
Ururka Al-Shabaab iyo dowlada FKMG Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan kaga kala hadlay dagaalo xoogan oo dhacay waqooyiga magaalada Muqdisho. Saraakiil u hadashay uruka xarakada ...Alshabab oo laba wiil oo dhalinyaro ah gacmaha kaga goysey magalada beledweyne
Maamulka alshabab ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta xad ka oofiyey laba nin oo loo heystay in ay fal xatooyo ah ka geysteen magaalada B/weyne.Sida ay ...Sheekh shariif oo ka hadley dastuurka qabyada ah ee somaliya
Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa markii ugu horeysey si faah faahsan uga hadlay arimaha dastuurka qabyada ah ee ...Dalka Ugandha oo ciidamo hor leh keeney magaalada Muqdisho.
Saraakiisha sare sare ee dowladda Ugandha ayaa daaha ka qaadey in 750-askari oo qayb ka ah ciidamada nabad ilaalinta loogu tala galay dalka Soomaaliya ay ...- “Mar uun Degmo ii dhaha,…Dhaha oo wada dhaha Degmada Toortooroooooooooow”
- Digil-mirifle who are they?
- Beesha Hubeer oo Hubkeedii Ku Wareejisey Maamulka Alshabaab ee Bay iyo Bakool.
- Maamulka Islaamiga ee Gobolka Shabeellaha hoose oo la kala diray.
- La Roja end Portuguese dreams
The hostile policy of States and their employees get paid for the agenda, (AMISOM) for carnage in Somalia.
Never operate the story forget history, but people ...
What a amazing post, I never find these type of info. Thanks for share with us..!!
You got a really useful blog I have been here reading for about an hour.
wahaan salama akhyaarta webka so gasha iyo martidooda gaar ahaan digil iyo mirifle aan si gooni ah u salamaya iyo dadka isku soo dhibey ...
Wonderful post... Very informational and educational as usual!
Featured author
Abdulaziiz Atl
best writer




