Home | General | Amisom iyo Alshabab oo mar kale fooda is darey

Amisom iyo Alshabab oo mar kale fooda is darey

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Waxaa markale xaley dalamey Ururka Alshabaab & Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ee ka howlgala magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya,Dagaalka ayaa xalay ka bilowday jidka Warshadaha gaar ahaa Kuliyadii Jalle Siyaad oo xarun u ah Ciidamada Amisom.

Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ay Kooxda Alshabaab Garnaylo kuweerareen Ciidamada Amisom ee Muqdisho kusugan kuwaas oo iyana ugu jawaabay hubka noocyadiisa culculas,waxaana halkaas ka dhacay dagaal daqiiqado badan socday oo aanan waxba la'iskula harin.

Ciidamada Burundi ee degen kuliyadii Jaalle Siyaad ayaa dagaalkii xalay oo lagu qaaday ku macneeyey midkamid ah weerarada aan kala joogsiga lahayn ee lagu qaado markasta iyaga oo aanan waxba howlgal ah ama dhaqdhaqaaaq ah kasamayn halka ay kusuganyihiin,Waxaana ay dagaalkii xalay sheegeen in wax khasaaro ahi aysan kasoo gaarin.

Comments (2 posted):

Slot Machine Games on 11 July, 2010 07:13:23
avatar
Strong tanks on operation.
Best Bingo Sites on 11 July, 2010 07:46:22
avatar
Tanks on move

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Vivvo daafeet