Home | General | Axmed baasto oo cambaareeyey raafka lagu hayo shacabka Digil iyo mirifle ee u qaxay puntland

Axmed baasto oo cambaareeyey raafka lagu hayo shacabka Digil iyo mirifle ee u qaxay puntland

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ee maamulka Gal-Mudug ayaa ka waramay howlgalo lagu soo musaafurinaayo dadka u dhashey digil iyo mirifle ee ku ku noolaa deegaanada Puntland.

Axmed Baasto oo u waramayay saxaafada Mqdisho ayaa si kulul u cambaareeyay howlahaasi.

Waxaa uu xusay in aysan aheyn kuwo loo baahan yahay, isagoona eedeymo kulul dusha uga tuuray madaxda maamul gobaleedka Puntland.

Axmed Baasto, Wasiir ku xigeenka warfaafinta ee Gal-Mudug ayaa wuxuu sheegay inay wax u qabanayaan dadkaasi la musaafuriyay.

Cidii dooneysa inay si nabad ah ugu noolaato Gal-Mudug, si xor ah ayaan ku soo dhaweyneynaa," ayuu yiri Axmed Baasto.

Dad fara oo lagu qaqabtay howlgalo laga sameeyay deegaanada Puntland ayaa laga musaafuriyay halkaasi, waxaana ciidamada ammaanka beryihii u dambeeyay ay ku beegsanayeen deegaanadaasi dadka aan u dhalan Puntland.

Si kastaba arintu ha ahaatee dadkan ayaan laheyd cid u hadashada xuquuqdooda wolow ey ka buuxaan barlamaanka dowlada federalka taasina wexey ku tuseysaa in eysan halkaa u joogin wax u qabadka umada ey matalaan ma aha markii ugu horey oo dhibaato loo geysto dadkaas ayaga aha mana dhicin dad u hadashey markii hore.

Comments (1 posted):

abdi on 22 July, 2010 12:31:25
avatar
that is disgusting to be honest how did that happen when these people have the richest land in somalia where are the politician,s for this people why don,t they understand the proplem,s to their people and what happening to this people while they want to get position the shit government the only thing i want to say is the politicians for this people are not wise enough i would suggest them to set down that is the only solution

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
2.00
Vivvo daafeet