Home | General | Cidanka dowlada oo ka baxay deganka kalabeyr

Cidanka dowlada oo ka baxay deganka kalabeyr

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Wararka laga helayo deegaanka Kalabeyr ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya inay halkaasi ey ka bexeen ciidamadii dowladda FKMG.

Ciidamadaasi ayaa wararku waxaa ay sheegayaan inay u jiheysteen dhanka xuduuda Ethiopia, lamana garanayo sababta rasmiga ah.

Bulshada ku dhaqan deegaanadaasi ayaa walaac fara badan ka muujinayay dhaqdhaqaaqyadaasi, waxaana aad looga cabsi qabay iska hor imaadyo ka qarxa deegaanadaasi.

Weli ma jiro mas'uul ka tirsan ciidamada dowladda FKMG oo ka waramay sababta keentay in xilligaan ciidamada dowladda ay ka baxaan deegaanka Kalabeyr ee gobalka Hiiraan.

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Vivvo daafeet