Somali Radio
Somali Linkz
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay inay soo galeen hiiraan
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Cutubyo ka tirsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka inay soo gaareen deegaanka Sariiraale oo ku yaal xadka Hiiraan iyo Xuduud beeneedka Itoobiya u dhaxeeya.
Ciidamadaan ayaan si dhabah loo ogeyn halka ay Hiiraan ka tagayaan, waxaase degaanka Sariiraale ka bilaawday dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh.
Ciidamadaasi Itoobiyaanka ah ayaa iaygu daba joogaan Ciidamo ka tirsan kuwa ONLF oo malamahaan dambe dagaalo culus wada galeen labadooda dhinac, warar kale ayaa sheegaya in ey u socdaan tuulooyinka ku dhow dhow Magaalada Baladweyne si ay u caawiyaan ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee dhawaan laga soo saaray Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.
Rate this article



del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment