Home | Maqaal | Digil-mirifle who are they?

Digil-mirifle who are they?

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Digil iyo Mirifle is one of the 5 major clans in Somalia. They live in southern Somalia in the regions of Baay, Bakool, Gedo, Middle Juba, Lower Juba, Lower Shabelle  and Banadir. They also live in the Somali regions of Kenya and Ethiopia. Digil y Mirifle makes approximately about 20% of the entire Somali population.

The Digil subclans are mainly farmers and coastal people. The land they inhabit is the most fertile in Somalia. Mirifle subclans are Agro pastoralists with farming communities and some semi nomadic peoples.

Digil iyo Mirifle people speak a distinct version of Somali called maay maay, while most other clans speak maxaa tiri. Maay maay falls into the East Cushitic language groups. It is distinct enough that most standard Somali speakers will not understand it. Other languages spoke by Digil iyo Mirifle clans are Af Jiddu, Af Dabbare, Af Garre, and Af Tunni. These clans also speak maay maay and or maxaa tiri to communicate with other Somali’s.

Digil iyo Mirifle have 28 subclans. There are 7 subclans in Digil, and 21 in Mirifle. Mirifle are split into Siyeed (8) and Sagaal (9) subclans. The name Rahanweyn is often times used in reference to Mirifle.


Digil Subclans

Bagadi
Geledi
Dabarre
Jiida
Shantacaleemood (Reer Dafeed)
Tunni
Garre

Mirifle/Rahanweyn Subclans

Siyeed

Eelaay
Jiroon
Leysan
Hariin
Macalinweyne
Boqolhore (consisting the four clans of Qoomaal, Disoow, Eemid and Yalaale)
Heledi
Haroow
Waanjaal
Reer Dumaal
Garwaale
Asharaaf Sarmaan


Sagaal

Hadame
Luwaay
Geelidle
Jilible
Yantaar
Hubeer
Gasaargude
Goobabweyn
Eylow

bye Suldaanka.

Comments (14 posted):

mohamed abow on 12 February, 2010 04:29:27
avatar
i am very glad to read this information because some of our people dont know about digil and mirif and i am very appreciated if you would tell them more about southern somalia .....

thank you
dfdoow2003@hotmail.com on 12 February, 2010 10:16:02
avatar
war waa dhunsantihiin yahuud kama rabao akhoonsi muslin xalaal ah ayaan ahay hadaan kuraaco yahuud waxa ay jeceshahay allaah subxaana watacalaaayaa iga caroonaayo marka hanooladaan mujaahidiinta somaliya iney kala godo marabo mana rabidooni insha alaah inamalmumminoona ikhwa waawalaalo mislimiinta meelkasta ay joogaan dad isku af ahna mala goyaan mana kala goidoonaan bi idnilaahi kariim kula galada tageeraanna hada ayaan dhulka kujiididoonaa talaabo buuxdo ayaan khadeynaa insha alaah dhagaha muslimiintana dhawaqfiican ayaa kusoodhicidoonaan in sha alaah
cli on 12 February, 2010 02:15:01
avatar
hor mar wanaagsan webka walaweyn hanoo laadeen sdm waxaan leeyahay noolaada meel kasto aad joogtaan gacamahana is qabsada ayaan leeyahay
ali on 12 February, 2010 03:15:58
avatar
dfdoow horta ilaahey ha ku soo hanuuniyo diinta ilaaheyna ninyahow dembi haka gelin qoraalka inta lagu soo qoreyna yuhuud loogama hadlin dad la kala goynaayana laguma sheegin lakiin haddii aad runta u noqoto wax isku af ah soomaliya ma joogaan oo waxaa la kala yahay af maay iyo af maxaatiri marka weligaa ha isku deyin in dadka aad ku maquuniso fikrada aad adiga wadato mideda kale qoraalkaada aan ka gartaa in aadan u dhalan amaba ey ku dhibeyso sheegitaanka digil iyo mirifle marka u sheeg dadka soo qaxey iney u noqdaan meeshey ka soo qexeen haddii aad tahay qof diinta wax ka yaqaan. ha ku meermeereysan yahuud iyo wax aan meesha lagu soo qorin.
yuusuf cali on 13 February, 2010 01:45:53
avatar
marka hore waxaan salaamayaa shaqaalaha webka daafeed, marka labaadna waxaan salaamayaa walaalahayga somaliyeed digil iyo mirifle salaan kadib waxaan idin kula talinayaa in aad gacanta is qabsataan waayo cadaw badan ayaad leedihiin marka hadaad gacanta is qabsataan cadaw waxba idin kama dhimaayo teedi labaad waxaan jawaab siinayaa cadowga waxaan leeyahay riyadiina run manoqon oo waxaad raadin jirteen heli meeysaane meelaha aad ka soo cararteen aad oo u laabta been been way dhamaatay waxaa lamarayaa run run,waa ognahay waad ka soo horjeedaan maamulka digil iyo mirifle sameeysan rabaan laakin u maleeyn maayo diidmadiina in ay wax soo kor dhinayso waayo dhul idinka leh anaga maamul u sameeyn meeyno anaga ayaa dhulkeena maamul u sameeysanayo idinkana dhulkeena waxba idin kama galin, shanta gobol digil iyo miriflena waa layaqaana waa shabeelada hoose labada jubbo baay bokool in kastoo gobalada qaar dad walaalaheena ay nala deginyihiin taasna xusit way mudantahay gedana haaf ayaan ka degnaa, insha aallaahu dhamaan sdm way guulaysan doonaan waayo waa dad naxariis badan oo diinta muslimka jecel
ceel garas on 14 February, 2010 10:35:00
avatar
waa salaman tihiin asxaabta webka dafeed aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay faahfaahinta d/mirif ha nooladen d/m meelkasta ay joogan
saley on 16 February, 2010 05:59:49
avatar
walaalayaal kuligiina waan nii salaamay ,waxaana aad ugu mahad naqayaa webka iyo shaqaalihiisa .tan xigta waxaan kale u mahad naqayaa qofka soo qora maqaalka who are digilmirifle,waxaana ka codsanayaa in uu qoraalka noocaan ah badiyo waayo dadkii qaar waxaa laga dhadhacsiiyey in ay yihiin dad leysku geenay oo unit noqtay any way waxaana ka codsanyaa in aad raadisid hadii aad wax ka ogtahay arimahan si dadka aay galsoonidoodi loo soo celiyo waana ku mahadsantahay.
on 05 March, 2010 03:27:18
avatar
Marka hore waxaan salaamayaa walaalahayga soomaaliyeed sida ay u dhan yihiin meel walboo ay joogaan, waxaana qaas ahaan u salaamayaa walaalahay soomaaliyeed Digil iyo Mirifle meel walboo aduunka kaga nool yihiin, waxaana kula talinayaa in áy hormariyaan dhaqankooda iyo luuqadooda waayo jiilba jiilka ka sii dambeeya si uu u ogaado meesha uu ka soo jeedo iyo astaantiisa waxay tahay, run ahaantii waxaad aduunkaan ku leedihiin cadow aad u weyn cid kalena ma ahan waa soomaalida aad sheegataan, heer ay idiin dhahaan yuhuud iyo waxyaalo ka sii xun, waadna u jeedaan xaalka meesha uu maraayo, reerkani mana ahan Ummad Ilaah abuurey in lugu tilmaamo waxyaalo aad u qaldan, xataa waxay joogaan reer aysan idiinku ogoleen in aad hormarin karin luuqadiina ama ay ku tilmaamaan hal Qabiil Ummad oo dhan ayagoo ula jeedaan aflagaado (Eelaay), waxaa ka sii xun in aadan wax la qeebsan karin ayagoo aad idiin liidaan qeebsiga la qeebsanaysaana ay ka tahay dan ay ula jeedaan amaba ay ula dan leeyihiin dantooda keliya ( waxaan kuu soo dhawaystaa in aan kugu dangaaro waxaadna tahay jaahil aan juuqba ila dhihi karin una jiheeyo jidkii aan u jibaaro) waxaana u xun, Quran Ilaah (swt) u soo dejiyey ummadiisa naxriis iyo nabad gelo ama la idiin kugu soo qaato daliil ahaan, qofkii qof muslim ah ku tilmaamo amaba ku sheego, yuhuud oo Ilaah ka caroodey, caradii Ilaahna ku dhacdey, weliba ma ahan qof ama 2 waa gees ku gees dad soomaali ah, koley waxaa isweydiin mudan oona aqligiina u furtaan iskana dhaadhicisaan kuna fikirtaan xaalad xumadaan lagu tilmaamo yarkiina iyo odaygiina!!!?????
koshin on 23 March, 2010 08:20:56
avatar
Asc waxaan salaamayaa walaalaha webka sida wacan u habeyay, waxaan salaamayaa dhamaan ummada soomaaliyeed gaar ahaane beelaha digil iyo mirifle. waxaan ahay walaalkiina somaaliyeed mana aaminsani waxa lasheeg sheegayo oo ah yahuud iyo wax lamid ah, waxa aadtihiin waala yaqaanaa waa beelo kamid ah beelaha soomaalida afka aad kuhadashaan waa lahjad af soomaali ah,dhulkiina iyo deegaanadeena waa dhulsoomaaliyeed iyo deegaan somaliyeed, waxaan idiinkula talinayaa in aad iskacafisaan kuwa idiinku khaldamay oo aad iska dhaaftaan cadaawad iyo naceeyb waayo waxaad tihiin muslimiin Allah yaqaanah.dhisida maamulka digil iyo mirifle waan taageersanahay waayo waa maamul soomaaliyeed lamid ah maamuladakale ee soomaaliyeed.kheyr ayaan idiinrajeynayaa.
peela on 21 April, 2010 01:59:11
avatar
waan idin salaamey waad na mahadsantihiin.
waxaan idnleeyahay meelkasta aad joottaan isku xirnada.
wabilaahi towfiiq
xuseen macoow on 07 June, 2010 05:48:34
avatar
waa idiin wada salaamay aqyaarta barnaamijkaan isku soo tax luujisay oo siwanaagsan dadka wax ugu sharxaysa waana mid loo baahan yahay qof walbo oo digil iyo mirifle ah inuu ogaado ama caruurtiisa uu tuso meesha uu kasoo jeedo waadna ku mahadsan tihiin mar labaad .waxaan kaloo si gaar ah usalaamayaa anoo kasoo jeeda beesha shnta caleemo daafeed .meel walbo ay joogaan dibada iyo gudaha ku waara caafimaad iyo bash bash iyo bar waaqo .hana layska war haayo meel waliba aad joogtaan .macagayga waa xuseen macoow joga uk london .asxaabtana reer daafeed aan wada xariirno .daafeed35@hotmail.com.447904895811 waad mahadsan tihiin
Islamic Calendar on 18 August, 2010 06:56:44
avatar
Wonderful post... Very informational and educational as usual!
franchise for sale on 01 September, 2010 06:29:16
avatar
I’ve already bookmarked this piece of writing and will definitely refer this article to all my close friends and colleagues. Thanks for posting!
nuurow mad usmaang on 05 September, 2010 03:03:52
avatar
wahaan salama akhyaarta webka so gasha iyo martidooda gaar ahaan digil iyo mirifle aan si gooni ah u salamaya iyo dadka isku soo dhibey dhulkoda ama martida u ah ama qahootiga wahana aad iyo aad ugu farahsanahay websitka dadka fura oona so hasuustey dadkoda inta so harteyna wahan jecelan laha in ay ku deysadanaan masha alaah bro asc

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
3.50
Vivvo daafeet