Home | News | Ra'iisul Wasaaraha oo ka hadlay dhibaatada ka taagan dalka

Ra'iisul Wasaaraha oo ka hadlay dhibaatada ka taagan dalka

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Ra’iisul Wasaaraha dowlada FKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka dhawaajiyey in dowladda FKMG ee Soomaaliya ay hor yaalaan Caqabado fara badan iyagoo ugu horeeyaan dhanka Amaanka.

Mr sharma'arke Sidoo kale waxa uu sheegay in dhawaan ay dhici doonaan isbadalo dhinaca Amaanka ah, isla markaana aysan xukuumadiisu mar dambe u sii fadhin doonin arrimahaasi iyo wax la mid ah.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka hadlayay munaasabad baroor diiq ah ayaa sheegay in qaraxyada iyo dilalka loo geysanayo Mas’uuliyiinta Dowladda ay tahay waxyaabaha dib u dhaca ku keenay horu socodka Xukuumada.

Comments (1 posted):

dfdoow2003@hotmail.com on 19 February, 2010 07:27:45
avatar
waa wiil wareersan raisalwasre ayaa madaxa kaga jito sheercada islaamka ayaa lagu maamulaayaa wadankeena hooyo kutubka khuraankaa kariimka ah 114 khur aanka cadadiisaa in shaa alaah bi idnilaahi kariim mujaahdiinta ayaan kuxukumaayaayaan alshabaab iyi xisbulislaam taas ayaa noobalan ah xakha inaan kawadahadalno xakhiikhda taas waaye

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Vivvo daafeet