Somali Radio
Somali Linkz
Shabaab oo albababada isugu dhufatey Idaacad ka howl gasha Gobolka Gedo
Maamulka Alshabaab ee Gobolka Gedo ayaa maanta xabsi dhigay dhowr wariye oo uu ku jiro Wariye Axmed Cumar Saalihi Wariyaha Wadajirradio Atlanta Usa,Daafeet.com iyo Shabelle uga soo warama gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ahna Agaasimaha Idaacada Markabley ee Magaalada Baardheere.
Wararka ayaa sheegaya in arrimahan loo xirxiray wariyayaasha lala xiriirinayo warar ka baxay Idaacadaas la sheegay in loo heysto wariyeyaashaas.
Lama oga sababaha hawada looga saaray Idaacada, waxaana si weyn loo hadal hayaa xariga wariyeyaasha Gobolkaas loo geystay maanta, inkastoo markii dambe qaarkood dib loo sii daayay.
Rate this article



del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment