Ogeysiis Dhamaan Reer Koonfur Galbeed

2
60

ogeysiisOgeysiis ku wajahan dhamaan reer koonfur galbeed.

ogeysiiis

 

2 COMMENTS

  1. scmaxaa wadamada kale yurub ma ku jiraan miyaa mise kuwaan ayaa la istacmaakli karaa eu oo dhan,
    waa ku mahad santihiin hadaan wax bilaabi karnaa hadaan u wada hadalno sida saxda ah oo ay ka mid tahay MEEL HOO U BAAHAN HADAL WAX KAMA TARAAYO.waa iney isla socodaan hadal & FICIL falaarta sey meel u gaarto.

    LA ISKUMA HEYSTO INAAN DHIBANAHAY DHINACA WALBA HA UGA DARNAADEE CARUURTA & HAWEENKA SIIBA HAWEENKA ADUUN WAXAA LA WAAYEY INEY KA SOO BAXDO GABAR QURXUUN BAYDHABO XAMAR SOO AADO WADADAAN ISBAARADA SOO DHAX MARTO WEY ADKAATEY NINKA RAGA AH WAXA UGA WEYN UU LEEYAHAY WAA XAASKIISA & GABDHIHIISA LABADII HADII ADOO UJEEDA HORTAADA LAGU FARAXUMEYNAAYO SHEEKADU WAA ADAA KU XIGA WAA XAQIIQ AADAN KA LEEXAN KARIN HADEY SAAN KUSII XOOGEYSATO WAXAA KUU SII DHEER KUWA LAGA GATO AMISOM CARUURTEENA AYAA LOO TAHRIIBIYAA WADAMADA QALIIJKA MARKA HAYAREYSANINA DHIBKAAN AAN SOO XUSNEY WAA LASOO DHAAFEY WAXAA KA DARAN KAN HADA SOCODO DHINAC WALBA HAKALA REEBIN HANA KALA QAADIN WAXEY ISUGU BIYA SHUBANEYSAA DHIBKAAGA MARKAKAALIN MUG LEH AYAAN KU LEENAHAY MA XAJISAN KARNAA MISE MOOQIFKEENA MA DHAAMI DOONO 3 & 6 MARKAAS WAA JUG JUG MEESHAADA JOOG WAXAA SOO BAXAAYA QURBAJOOG OO JARAN JARO NAGA DHIGANAAYO TAAS WAXAA LOOGA BAD BAADI KARAA WAX WALBA 1 HOOS INAAN KU BILAABNO HADII SHEEKADA AAN KU BILAABNO EEDEEN & LAX JACLEEYSI MARKAAS WAXAA DAMEERO U NOQONEYNAA KUWA SOOMAALI JOOGA.

    TALADA ADAA KU NOOL IYADA KUGUMA NOOLA.

  2. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Wadamada kale ee afrika shaxda ka maqan maxaa laga yeelaa,ma isticmaali karnaa dalalka kujira shaxa ee afrika?halala garab istaago kacdoonka xoog iyo hiilo iyadoo muhimada koowaat la siinaayo kuwa kacdoonka faraha kula jira.

Comments are closed.