Wefdi Ka Socda Ururka Qaramada Midoobey oo Maanta Gaarey Magalada Kismaanyo

0
15

Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka ayaa sheegaya in saaka ay halkaasi gaareen wafdi balaaran oo ka socda Qaramada Midoobey.

Wafiga ayaa maamulka Jubbaland kala hadlaya xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabtay dalka Kenya ,gaar ahaan xeryaha Qaxootiga Dhadhaab.

Deegaanada maamulka Jubbaland ayaa waxaa soo gaaray Qaxooti aad u farabadan oo kasoo laabtay xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.