Afgoi action council oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Iisha Xaaji Axmed Daraawiishoow

0
50

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. INA LILLAAHI MAA AKHADA WALAHU MAA ACDHAA. CADAMALLAAHU AJRAKUM WA’AXSANA CADHAA’AKUM WAGHAFARA LIMAYTIKUM.

Dhamaan maamulka Afgoi Action Counsil, waxaan halkaan tacsi uga direynaa guud ahaan eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Iisha Xaaji Axmed Daraawiishoow oo ku geeryootey dalka ingiriska magalada london.

Waxaan Allaah ka baryeynaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo weyna naga wada geeriyooday marxuumada – Aamiin – Aamiin – Aamiin.

Waxaan Allaah (Subxaanahu Watacaalaa) uga baryaynaa inuu u naxariisto, dembigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo, qabrigeedana u nuuriyo ugana dhigo beer ka mid ah beeraha Jannada.

Mar labaad waxaan guud ahaan shacabka reer afgooye uga tacsiyeyneynaa geerida marxuumada oo in badan aan tabi doonno haddaan nahay shacabka reer afgooye. GADAASHEEDANA ILLAAHEY NAMA FIDNEEYO – AAMIIN.

Daafeet.Com