Qof shacab ah oo lagu diley magalada Beledweyne

0
167

Waxaa magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagu dilay maanta ruux la sheegay inuu ahaa rayid kaas oo lagu dilay mid kamid ah Xaafadaha ku yaala Magaalada Baladweyn.

Ruuxaan ahaa rayidka ee la dilay ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay xaafada Howlawadaag suuq ku yaal ee Magaalada Baladweyne islamarkaana la sheegay inay dilkaan u geesteyn kooxo ku hubeesnaa Baskoolada kuwaas oo ugu dambeentii ka baxsaday goobta uu dilka ka dhacay.

Dilka kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Baladweyne kuwaas oo gaabta uu ka dhacay dilka ka sameeyay baaritaan inkastoo aan la ogeyn cidda ay ku sooqab qabteyn Ciidamada baaritaankooda.

 

 

Daafeet.Com