Gudoomiyihi hore ee barlamaanka Shariif Xasan ayaa dalka dib ugu soo laabtey asagoo beryahanba ku sugnaa dalka dibadiisa in mudo ah, shariif xasan ayaa imaanshihiisa waxaa ey salka ku heysaa sidii uu u sameyn lahaa maamul goboleed uu isaga maddax ka yahay.
warbixin ku saabsan arintaas halkan inagala dhegeysta.
WARBIXIN KU SAABSAN SHARIIF XASAN