Wareysi aad u xiiso badan ayaan maanta la yeelaney Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Caliyo oo ku saabsan buuqa beryahan ka taagan wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Mudana Jamaal Maxamed barow wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan:-
Halkan hoose ka dhegeyso wareysigii Suldaan Warsame