Waa Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy iyo Xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade

0
212

xaabsade iWaxaan halkan iidinkugu soo gudbinayaa barnaamijkeenii Dadow Doodnoy oo uu usbuucani marti inuugu yahay Xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade iyo Ing Saalax Sheekh barnaamijkan waxaan diirada ku saarney xaalada maamul u shameynta koonfurta somaliya iyo waxa hortaagan ayadoo su’alaaha badankood ey ka imanayeen dadka daneeya barnaamaijka Dadow Doodnoy nala daawada.

 

Daafeet.Com