Duleedka magaalada Kismaayo ayaa xaley waxaa ku dagalamey ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya oo iskaashanaya iyo xoogag katirsan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.
Dagaalkan ayaa yimid kadib markii cutubyo katirsan dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar madaafiic ah kusoo qaadeen xarunta Jaamacadda Kismaayo oo saldhig u ah ciidamada huwanta ah, waxaana labada dhinac dhexmartay israsaaseyn xooggan.
Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay iska-horimaadkaasi, mana jiraan masuuliyiin katirsan dhiancyadii ay dirirtu u dhexeysay oo faahfaahin ka bixiyay.
Daafeet.Com