Dhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Gudoomiyaha Jaalida Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska Yusuf Muumin Mayow Iyo Gudoomiyhii hore ee degmada Qoryooleey C/rahmaan Sheekh Maxamed.
Isbuucan barnaamijka waxaan diirada ku saareynaa xaalada ka jirta gobolka shabeelaha hoose iyo sidii wax looga qaban lahaa.
hadaba daawasho wacan.