Gudoomiye ku xigeen Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed Sheekh Yoonis Sheekh Cabdulaahi ayaa maanta taageeray samaynta maamul goboleedka KoonfurGalbeed oo ay ku midaysan yihiin gobolada Jubada hoose,Jubada dhexe,Shabeelaha hoose,Bay,Gedo iyo Bakool Halkan ka dhegayso waraysiga Sheekh Yoonis Sheekh Cabdulaahi
Home Wadajirradio Atlanta Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed oo soo dhowaysay Maamul u samaynta lixda gobol ee KoonfurGalbeed